💧 Nicotinamide Hydrating Moisturizer
Nicotinamide Hydrating Moisturizer waa moisturizer qoyaaneed oo ka caawiya maqaarka qoyaan, jilicsanaan iyo muuqaal caafimaad leh. Nicotinamide (Niacinamide) waxay sidoo kale taageertaa skin barrier-ka iyo isku-dheellitirka muuqaalka maqaarka.
✨ Ku habboon: Maqaarka qalalan, fuuqbaxay ama u baahan qoyaan iyo daryeel maalinle ah.
💧 Qoyaan + Daryeel + Maqaar jilicsan oo caafimaad leh.