☀️ Sunproof Gel SPF
Sunproof Gel SPF waa sunscreen khafiif ah oo siiya maqaarka ilaalin ka dhan ah qorraxda, isla markaana si fudud u nuugma. Waxay ku habboon tahay isticmaalka maalinlaha ah, gaar ahaan dadka doonaya sunscreen aan wajiga ka dhigin mid dufan leh.
✨ Faa’iidooyinka:
☀️ Ka ilaaliya maqaarka waxyeellada fallaadhaha UV
💧 Dareen khafiif ah oo raaxo leh
🌿 Si fudud ayuu maqaarku u nuugaa
✨ Ku habboon isticmaalka maalin kasta
Isticmaal:Mari qadar ku filan wajiga 15–20 daqiiqo ka hor intaadan qorraxda u bixin, kuna celi si joogto ah marka loo baahdo.
🛍️ Maqaarkaaga ilaali — sunscreen-ka ka dhig qayb joogto ah oo skincare-kaaga ah.