💙 Bepanthol
Bepanthol waa kareem daryeel iyo qoyaan siin ah oo ka caawiya dejinta iyo ilaalinta maqaarka qalalan ama cuncunka leh. Waxay taageertaa skin barrier-ka waxayna ka caawisaa maqaarka inuu noqdo mid jilicsan oo caafimaad qaba.
✨ Ku habboon: Maqaarka qalalan, xasaasiga ah iyo meelaha u baahan qoyaan dheeraad ah.
💧 Bepanthol – Qoyaan, dejin iyo daryeel maqaarkaaga.